ENGLISH TO SOMALI   DICTIONARY
Homepage English - Somali Somali - English


above ka korreya, kor, xagga sare
address cinwaan, adres, mesha la ga helo
adult hanaqaad, gashanqaad, nafleydo
after ka bacdi, ka dib
afternoon gelin dambe, galab
again mar kale
age da'
almost ku dhawaad, ku sigtay
already durba, markiiba
also weliiba
although inkastoo
always markasto, had iyo jeer
and iyo
animal xayawaan
answer jawaab, laga jawaabo, ka jawaabid
apartment guri
apple tufaax
arm cudud
ask weydiin, weydiis, la weydiiyo
aunt eedo, habar-yar
baby cunug
back dhabar, gadaal, xagga dambe
bad xun
bag shandad, xarama weyn, dambiil
banana muus, moos
bank baan, bangiga, bangi
bath qubeys, meyrasho
bathroom musqul, beytamay, beytoraxa, musqusha la gu qubeysto xamamka
beans digir cagaar
beautiful qurxoon, quruxsan, qurux-badan
because maxaa yeelay, maxaa wacay
bed sariir
bedroom qolka hurdada, maqsinka hurdada
before ka hor, hore
begin bilabid, la bilabo, bilow
beginning bilabanaya
belt suun
beside dhinaceed, ku naban
between u dhexeeyo
bicycle baashkiil, bush-kuleeti
big weyn
bird shimbir
black madow
blanket buste, kubeerto
blouse shaatiga naagaha
blue buluug
boat dooni, doon
body jidh
book buug, kitaab
boot buudh, buud
box sanduuq, shandad
boy wiil
bracelet jijin, baroshaleeto
bread rooti, furin
breakfast quraac
bring gey, ken
brooch rajabeeto
brother walaal, walalka
building dhismo, guri, sar-weyn
bull jiid
bus bas
busy mashquul
but se, ha yeshe, lakiin
butter subag
buy iibsi, gadasho
car baabuur yar, fatuurad, gaari yar
carry qaadid, sid
cat bisad, mukulaal
catch qabo
ceiling saqafka jiingadda ka hooseeya
center dhexda
chair kursi
cheap jaban, raqiis, rakhiis ah
cheese burcad
cheque jeeq, waqadda lacagta
chicken digaag, dooro
child cunug, qofka yar
chocolate shukulaato
city magaalo weyn
class fasal, dabaqad
clean nadiif, nadiifin
clever xariif
close xidhan, xiran
clothes dhar
cloud daruur
coat koodh, kood, kabood
coffee qaxwo, kafe
cold qabow
color midab
comb shanlo, gadh, feedh, gerfeer
come kaalay, imow
comfortable raaxo leh
cost qime
country dal, waddan
cousin ina adeerka, ina adeerta, ina abtida, ina abtiga
cow sac
cry ooyid, ooyin, ilmeen, baror
cup koob
dark mugdi, iftiin la 'an
daughter inaantaada, gebertaada
day maalin, dharaar
dentist takhtarka-ilkaha
die dhimo, dhimasha
different ka la duwan
difficult aan sahlanayn, adag
dinner qado
dirty wasakhsan, aan mayrnayn
dish sixni, xeedho, saxan, xeero
doctor takhtar
dog eey
door irrid, albaab
down xagga hoose, hoos
dream riyo
drink cabbid, cab, cabbitaan, sharaab
drive kaxayn, wadid
drugstore dukaanka dawada
dry qalal, engeg, qalalan
during inta waqti socda, dhexdi
ear dheg, dhegta wax lagu maqlo
early goor-hore, wakhti hore
earring dhego-dhego
easy hawl yar, sahlan, aan adkeen
east bari (jiho)
eat cunid, cun
egg ukun, beed
elbow xusul
empty madhan, aanay, waxba ku jirin, faaruq
end dhammaad
enemy cadow
enough ku filan, kafayn kara
evening galab
excuse me iga raali noqo
expensive qaali ah, qiime sare ah
eye isha wax lagu arko
face weji
family xaas, qoys
fat buuran, shilis, baruur, cayil
father aabbe
fever xummad, qandho, jirka oo kululaado
finger far
finish dhammayn, idlayn
fire dab
first kan hore
fish malaay
floor sibidh, sagxadda guriga
flower ubax
fly diqsi; duulid
follow raacid, daba socod
food cuno, raashin
foot cag, cagta hoose
forget illaawid
fork fargeyto
friend saxiib
from ka
frying pan birtaawada wax lagu shiilo
full buuxa
furniture saabaanka guriga, alaabta guriga
garden beerta ubaxa lagu beero, jerdiin
ginger sanjibiil
girl gabar, gobadh
give sii, bixin, la siiyo
glass koob; muraayad
glasses murayadaha indhaha
go tag, tegid, bax, bixid
gold dahab
good fiican, wanaagsan
good-bye nabadeey, nabad-geylo
goose shimbir la rabeysto, shimbir baded
grandfather awoowe
grandmother ayeeyo
grapefruit liimo qarar, liimo ugunji
grass doog, dooga ay xooluhu daaqaan
green cagaar
grow beerid, la beeray, korin, la koriyey
guest marti
hair timo, tin
hand gacanta hore, shan farood iyo calacal, gacan
happy faraxsan
hat koofiyad
hate nacbeysi, naceeyb, dhibsi, karhid, nicid
have leeyahay, leenahay, leedahay, leh
head madaxa, kurta
headache madax-xanuun
healthy caafimaad
hear maqal
heart wadne, wadnaha nafleyda
heavy culus, culays badan
hello haye
help caawin, mucaawino
here halkan, kobtan, meeshan
high kor, sarreya, meel sare, meel kore
holiday fasax
honest daacadnimo
honey malab
horse faras
hospital isbitaal
hot kulul, kulayl
hour saacad, waqti
house aqal, guri
hungry gaajo, baahana-hay
hurry deg-deg, dhaqsi
husband ninka xaaska leh, ninka naagta qaba
ice baraf
if haddii
important muhiim, lagama marmaan
invite casuumid, marti qaadid
island jasiirad
jacket koor
jeans jiinis
joke kaftan
keep hay, xajin, xafidid
key fure, miftaax
kiss dhunkasho
kitchen jiko, madbakh
knee lawga, jilibka
knife mindi
knock garaacid, garaac
know garasho, garatid
large baaxad leh, weyn, ballaran
lake haro ama war biyo ku jiran
lamb ido dheylo' ah
lamp faynuus
late goor-dambe, wakhti dambe
laugh qosol, qoslid
lawyer qareen
lazy caajis
leaf caleen
learn barasho, wax la barto
leather harag, maqaar
leave ka tegid
left bidix
leg lug
lend amaahin
less yar, tiro ahan
letter xaraf, shabad; warqad laysu diro
library maktabad
life nolol
like jaclahay
lips dibno, bushimo
listen maqal
live nool, nolan, naf leh, nafleeyda iyo dhirta
living room qobka fadhiga
long dheer
look eeg, fiiri
lose lumisid, lumid, dhumid
louse injir
love jacayl, jeceel, cashaq
low hoose, hooseya
lucky nasiib
lunch qado
machine mashiin, mator
make samayn, suubiin, la sameeyo
man nin
marry guursi, aroos
match kibriid, taraq
mattress jodari
meat hilib
medicine dawo
meet kulmid
midnight saqdadhexe, habeenbadh
milk caano
minute daqiiqad, mirir
mirror muraayad
mistake khalad, sax-maaha
money lacag
month bil
moon dayax, bil, bisha
more badan
morning aroor, subax
mosquito kaneeco
mouse dooli jiir
mouth af
move dhaqaajiin, socodsiin
music muusik
name magac
neck luqun, raqabad, qoor
necklace kuul
neighbor jaar, jiiran, deris
nephew inanka eey walalaha dhaleen
never weligaa, weligeed, mar naba
new cusub
newspaper jariidad, joornal, wargeeys
niece inanta eey walalaha dhaleen
night habeen, cawo
no maya, madoonaayo
noon galab
north waqooyi (jiho)
nose sanka, san
not ma aha, aan ahayn
nothing waxba
now hadda, iminka
ocean bad-weyn
office xafiis
often inta badan, sida badan
old gaboobay, da' weyn, duq, duq nimo
once hal mar
onion basal
only oo qura, oo qudha, keliya
open furid, furan
or ama, mise
orange burtuqaal, limo macaan
out dibedda
oven tinaar
over ka-kor, dhamaad
owner lahaan
package alab la isku xirxiray
page bog
pain xanuun
paper warqad
park mesha baburka la dhigto
pay bixin, siin
pea diger cagaar
pen qalinka khadka leh
pencil qalin
penny lacag, gombo, taano
people dad
person qof
pepper filfil, basbaas
perfect wacan, aan iin lahayn
phone telefoon
picture sawir gacan ah
pillow barkin
plane diyaarad
plate saxan, sixni
play ciyaar, dheel, dheelid
please baryo, fadlan
pocket jeebka
poor sabool, ceyr, miskiin
post office xafiiska postada
potato batato
price qiime, sicir
promise balan-qaadid
pull soo jiid
push riixid
put dhig, la dhigo, dhigid
quick dhaqsi, degdeg
quiet shaqar la aan, hadal la 'aan
radio raadiyo
rain roob
read aqriyid
ready diyaar
red guduud, casaan
refrigerator franjiteer, talaajo
rent kiro, ijaar
rest nasasho; inta kale
rice bariis
rich maalqabeen, tajir
ride fuulid, farda fuulid
right midig; sax
ring faraati, fargashi
river webi
roof saqafka, dedka
round goobabin sida kubbadda
run ordid, orad, carar
sad murugo
salt cusbo, milix
saucepan sufriyo
say dhihid, dheh, orah, la dhaho, la yiradho
school duqsi, iskuul
scissors maqas
second ilbiriqsi; kan labad
sell iibsid, iibsid-gadid
send dir, u dirid, loo diro ama la diro
shelf khaanad, maqal
shoe kab
short gaaban
shoulder garab
show tus, tusid
sick cudur, jiro
side dhinac
similar la mid, uu eg
sister walaasha
sit fariisasho, fadhi
size cabir
skirt goono
sky cirka
sleep hurdo
slow gaabin
small yar, wax yar
smile ilka caseyn, dhoolo ka qosol
smoke sigaaar cabid, qiiq, qaac
soap saabuun
sock iskaalso
sofa kursiga dheer ee fadhiga
soft jilicsan
sometimes mar, mar-mar, marka qaarkood
son inankage, wiilkage
song hees
soon dhaqso, ciyow, ciyoon
soup maraq, shurbad
sour qaraar, xaraar
south koofuur (jiho)
speak hadal
spoon macalgo
stairs jaranjaro, salaan
stamp frangabolo, stambo
stand istaag
star xidig
stomach calool
stone dhagax
stop joojin, istaajin, la joojiyo, la istaajiyo
store maqaasin, baqaar
street jid, dariiq, wado
strong qawi, adag, kakan
student arday
study barasho
stupid dabaal, nacas
sugar sonkor, sokor
sun qorax, cadceed
sweater funaanad
sweet macaan, mac
table miis
tablespoon macalgada-weyn (tan cuntada)
take qaadid, qaadasho
tall dheer
tea shaahi, caleen-shaahi
teach barasho
teacher macalin, bare
teaspoon macalgada-yar (tan shahiga)
telephone telefoon
television telefisyoon
thank you mahadsanid
there halkaas
thief tuug
thin caato
think fekar
third kan sedexaad
thirsty harraad, oon
this kan
three times sedex goor, sedex jeer
thumb suulka gacanta
tie garawaati, tay
time waqti, waqtiga
tobacco tuubaako
today maantay, maanta
toe suulka luugta
toilet musqul, beyto-mee, beyto-raaxo
tomato yaayo, tomato
tomorrow berri, berrito
tongue carab
too sidookale, xataa
tooth ilig
toothbrush burashka ilkaha, rumay
towel shukumaan, tuwaal
travel dhoof, safar
tree geed
true run
twice laba goor, laba jeer
umbrella dallad
uncle adeer ama abti
under hoos
understand garasho, fahmid
underwear dharka hoos laga xirta
up kor
use isticmaal, isticmaalid
vegetable qudaar
visit la siyaarto, siyaaro, la so salaamo
wait sugid, sug
wake up toos, hurdo ka toos
walk socod, lugeen
wall derbi, gidaar
want rabid
warm diiran
wash mayrid, dhaqid
water biyo
weak dhaciif, tabar-daran
weather cimilo, hawada, jawiga
week asbuuc, setimaan
west galbeed (jiho)
wet qoyan, qoyaan
white cad, caddan
wife xaas
window dariishad, shubaako
with iyo, maca
without la' aan
woman naag
wood alwaax
word kilmad
work shaqo
write qor, qorid, dhigid
wrong khaldan, khalad
xerox lagu sawiro
year sanad, sano
yes haye, haa, hee
yesterday shalay, doraad
young yar, dhalin yar, da' yar cimri yar
zero eber
zipper shiinyeeri, ziib



Valid HTML 4.01 Transitional