SINGULIER PLURIEL FRANÇAIS
albaab [-ka]   porte
alaab [-ta]   bagage
ayar ayar   lentement
bajaj   tuktuk
baabuur   véhicule, camion, voiture
baaskil, baskiil   bicyclette, vélo
baatrool   essence
bas [-ka]   bus
bas joogsi   arrêt de bus
bixitaan, tegitaan   départs
boosteejo baska   gare routière
boosteejo tareen   gare ferroviaire
darawal, dareewal, shufeer   chauffeur
degdeg   rapide
diyaarad   avion
doofe [-/aha] doofeyaal voyageur
doonni, markab   bateau
duulimaad [-ka]   vol
gaaddid [-ka]   transport
gaadhi, gaari   voiture
gaadiidka dadweynaha   transports en commun
garoonka diyaaradaha   aéroport
gegeda diyaaradaha   aéroport
imaatin   arrivées
jadewal   horaire
ligaarka tareenka   gare ferroviaire
lugayn   aller à pied
madarka diyaaradaha   aéroport
masrax   quai
motoo   automobile
nafato   diesel
qolka sugitaanka   salle d'attente
rakaab   passager (dans un avion)
tareen [-ka]   train
tagsi tagsiyo taxi
tagsi tukhan   petit taxi (puce)
tigidh, tigir [-ka]   billet
waddo waddooyin route
xafiiska tigidhada diyaaradaha   compagnie aérienne