SINGULAR PLURAL ENGLISH
albaab [-ka]   gate
alaab [-ta]   luggage
ayar ayar   slowly
bajaj   tuktuk
baabuur   vehicle, lorry, car
baaskil, baskiil   bicycle
baatrool   petrol
bas [-ka]   bus
bas joogsi   bus stop
bixitaan, tegitaan   departures
boosteejo baska   bus station
boosteejo tareen   train station
darawal, dareewal, shufeer   driver
degdeg   fast
diyaarad   plane
doofe [-/aha] doofeyaal traveller
doonni, markab   boat
duulimaad [-ka]   flight
gaaddid [-ka]   transport
gaadhi, gaari   car
gaadiidka dadweynaha   public transport
garoonka diyaaradaha   airport
gegeda diyaaradaha   airport
imaatin   arrivals
jadewal   schedule
ligaarka tareenka   train station
lugayn   go by foot
madarka diyaaradaha   airport
masrax   platform
motoo   motorcar
nafato   diesel
qolka sugitaanka   waiting room
rakaab   passenger (on a plane)
tareen [-ka]   train
tagsi tagsiyo taxi
tagsi tukhan   little taxi
tigidh, tigir [-ka]   ticket
waddo waddooyin road
xafiiska tigidhada diyaaradaha   airline ticket office