QURAAC - BREAKFAST
SINGULAR PLURALENGLISH
quraacquraacobreakfast
furin [-ka] bread
rooti [-ga] bread
muufo [-da] traditional bread
jabaati chapati
sabaayad [-da] chapati
canjeerocanjeerayalSomali crepe [-South Som.]
canjeero iyo suqaar crepe with sautéed meat
kibis / kimiskibiso / kimisoSomali crepe [-North Som.]
laxooxlaxooxofermented Somali crepe
malawax [-a] crepe
soor [-ta] porridge
beer iyo keli liver and kidneys


QADO, CASHO - LUNCH, DINNER
SINGULAR PLURALENGLISH
qado lunch
casho dinner
cuwaaf snack
bariis [-ka]bariisyorice
baasto [-da]baastooyinpasta
maraq [-a]maraqiyosauce, soup
maraq cadmaraqiyovegetable soup
maraq casmaraqiyotomato sauce
maraq hilibmaraqiyomeat soup
caambuullo [-da] chickpeas
sambuusa [-da] samusa


HILIB - MEAT
SINGULAR PLURAL ENGLISH
ari / adhi [-ga] sheep
beer ari la shiilay grilled sheep liver
dooro[-da], digaag[-ga] chicken
dooro suqaar iyo laxoox sautéed chicken with crepes
geel [-a] camel
hilib [-ka]hilibyomeat
hilib ari mutton
hilib ari la kariyey cooked mutton
hilib ari (-suugo) mutton in sauce
hilib ari (sab / alla bari) mutton (sacrifice)
hilib iyo bariis meat and rice
hilib digaag la dubay roasted chicken
hilib geel camel meat
hilib geel la kariyey cooked camel meat
hilib iyo kurus geel meat and camel hump
hilib lo’ beef
ido [-ha] ewe
isteek iyo bariis steak and rice
kalaankal [-lo’, geel, ari] sautéed meat pieces
lo’ [-da] cow
lo’ suqaar iyo kibis sautéed beef with bread
muqmad / oodkac dried meat
kalluun [-ka]kalluunofish [-North Som.]
kalun [-ka]kalmofish [-South Som.]


KHUDRAAD - VEGETABLES
SINGULAR PLURAL ENGLISH
khudaar / khudrad [-ka]khudaartovegetable
basal [-ka]basalyoonion
basbaasbasbaasyochili
yaanyoyaanyoytomato
karootada [-da] carrot
ansalaato salad
ansalaato iyo xawaash salad with spices
baradhobaradhooyinpotato
baradha la dubay roasted potato
baradha la kariyey cooked potato
baradha shiilan fried potato
basal shiilan iyo basal fried onion and onion
galay / garay[-da]galayocorn
saytuun / zeytuun [-ta] olive


CABBITAAN - DRINK
SINGULAR PLURAL ENGLISH
biirbiirarbeer
 biyo [-/aha]water
 biyo diiraan, qandahot water
 caano [-/aha]milk
bun [-ka]bunnancoffee
cabbitaan drink
casiir [-ka]casiirojuice
sabab fruit juice
geel la lisaa / maalaa camel being milked
 caano dhaay [-ha]fresh milk
 caano dhiil ku jiramilk in a container
 caano [-/aha]milk
 caano geelcamel milk
 caano arigoat milk
 caano lo’cow milk
kafee coffee [-North Som.]
qaxweqaxweyaalcoffee [-or tea! [-North Som.]]
qaxwe caano leh coffee with milk
caleen shaah tea leaves
sonkor [-ta] sugar
biggeys [-ka], shaah rinji ah black tea
shaah [-a] tea
shaah caddaysan [-ka], shaah caddays leh tea with milk


MACMACAAN - DESSERTS
SINGULAR PLURAL ENGLISH
macmacaan sweet
basbasa [-da] pastry
bur macaan / mahamri sweet donuts
buskud [-ka] biscuit
doosa sweet crepe
kashaato [-da] sugar candy
caano iyo muus milk and banana
shokolaato chocolate
nacnac [-a] candy
kackac [-a] dry cake
xalwo [-/ada] halva
ayskiriim ice cream [-North Som.]
jalaatojalaatoyinice cream [-South Som.]
doolsho cake [-South Som.]
malab [-ka]malabiyohoney
sonkor [-ta]sonkorrosugar
shaah iyo macmacaan tea and sweets


CUNTO KALA DUWAN - VARIOUS FOODS
SINGULAR PLURAL ENGLISH
abuur grains, seeds
aana barawa barawa fried bread
ansalaato [-/ada], saladh [-ka] salad
baradhobaradhooyinpotato [-Som. North]
bataato [-/aha]bataatooyinpotato [-Som. South]
bataato [-/aha] macaanbataatooyinsweet potato
bocor [-ta] pumpkin, butternut
boorash porridge
burcad butter [-hard]
bur [-ka] flour [-Som. South]
cajiin [-ka] dough
ciir yogurt
cuntocuntooyinfood
cusbo [-da]cusbooyincoarse salt [-Som. South]
daqiiq [--da]daqiiqoflour [-Som. North]
digir [-ka] bean grain, pea
dhadhan [--ka] flavor
eyraq yogurt, curd
farmaajofarmaajooyincheese
gallay [-da], arabbikhi [-da] corn
gaaror yogurt
hadhuudh, haruur [-ka] sorghum
kaabash [-ka] cabbage
karooto [-da], dabacase [-ha] carrot
keegkeegagcake [-Som. North]
khal [--ka] vinegar
khamri [--ga]khamriyoalcohol, wine, beer [-Arabic]
khubskhubsyoflatbread [-Arabic]
khudradkhudradofruit, vegetable
lows [-ka] peanut
meseggo [-da] millet
milix [-da]milixiyocoarse salt [-Som. North]
moordi red sorghum
moxoggo cassava, manioc
qaloon [-ka], salool [-ka], daango [-da] sorghum
qamadin wheat
qasab sugarcane
sarreen [-ta], qamadi [-da] barley
sanuunad gravy
seliid, saliid [-a]seliidyooil
sisin sesame
subagsubagiyobutter [-melted]
ukun [-ta]ukumoegg
xawaash [--ka]xawaashospices
gaajo hunger
gaajaysan adj. hungry
harraad [--ka] thirst
harraadsan adj. thirsty
wakhti cunto mealtime
wakhtiga cuntada mealtime


KHUDRADO - FRUITS
SINGULAR PLURAL ENGLISH
 mirosmall fruits [-cherries, strawberries, etc.]
babbaay [-ga], cambe babbaybabayo, cambe babayopapaya
banbeelmo [-da] grapefruit
cambe [-ha], cambe lafcamboyin, cambe lafomango
cambaruudcambaruudyopear
canab [-ka] grapes
garoor / rumman pomegranate
injo fig
khudrad, qudrad [--da]khudrado, qudradofruit, vegetable
liin [-ta] dhanaanliin dhanaanolime
liin [-ta] macaanliin macaanoorange
qare[-ha], xabxab [-ka] watermelon
qumbe coconut
tufaax [-a]tufaaxyoapple
moos [-ka] banana [-Som. South]
muus [-ka] banana [-Som. North]
sabiib [-ta] raisin (dried grapes)
seytuun / saytuun [-ka] olive
timir [-ta] dates


XAWAASH DHEERI - SPICES
SINGULARPLURALENGLISH
basal [-/sha] onion
basbaasbasbaasyochili
basbaas cas red pepper
basbaas madow black pepper
dhega yare, heel dhega yare, heyl dhegooleh clove
filfil [-/sha] black pepper
geed adari coriander
heel, heyl [-ka] card
qaranfuul geed, qaranfuul dhegoole clove
qorfe [-ha] /  cinnamon
sanjabiil, sinjibiil [-/sha] ginger
toon / tuun [-ka] garlic
shidni[-ga] – raqay[-ga] hot sauce - raqay
shidni [-ga] - basbaas hot sauce - chili
xawaash [-ka]/xawaaji [-ga] spices


SAHANO IYO MALQACADO - UTENSILS AND CUTLERY
SINGULAR PLURAL ENGLISH
bakeeri [-ga] glass
baaquli [-ga] bowl
dasad [-a]dasadotin can, cup
dhalo [-/ada] bottle
dhiil [-/sha]milk container
fargeeto [-/ada]fargeetooyinfork
fijaan [-ka]fijaanoplate
galaas [-ka] glass
ibriiq [-a] teapot
jeeg [-a] jug
kidhli, kirli [-ga] teapot
koob [-ka]koobabcup
malqacad [-a]malqacadospoon
malqacad [-a] yarmalqacado yaryarteaspoon
malqacada shaaha teaspoon
middi, mindi [-da]middiyo, mindiyoknife
qaaddo [-/ada]qaaddooyinspoon
qaaddo [-/ada] shaahqaaddooyin shaahteaspoon
qaaruurad [-a] bottle
saxan [-ka]saxamoplate
tarmuus, termuus [-ka] thermos


FALO - VERBS
SINGULAR PLURAL ENGLISH
cabbid [-V] to drink
cunid [-V] to eat
diyaarin [-V] to prepare
dubid [-V] to grill
dhalaalin [-V] to melt
goyin [-V] to cut, slice
gogoyin [-V] to slice thinly
gubid to burn
isku darid [-V] to mix
jarjarid [-V] to slice thinly
karin [-V] to cook
karkarin [-V] to boil
shiilis [-V] to fry
u adeegis [-V] to serve
walaaqid [-V] to stir