XANUUNADA - ILLNESSES
SINGULARPLURALENGLISH
calool istaag constipation
calool qushqush indigestion
calool xanuun stomach ache
cudurcudurroillness
cuncun irritation
cuno xanuun sore throat
daacuun cholera
dhaawacdhaawacyowound
dhaawacanedhaawacaneyaalwounded
dhabar xanuun back pain
dhiigdhiigagblood
dhiig kac hypertension
dhiig la'aan anemia
dhimashodhimashooyindeath
dhaxan a cold
durey, duray a cold
eeydhis AIDS
geerigeeriyodeath
gubashogubashooyinburn
hargab flu
hurgunhurgunoinfection
ilig xanuunilko xanuuntoothache
jaabnin fracture
jadeeco typhoid
jidh dil marks on the body
joonis hepatitis
kabuubyo ants in the feet
kaneeco mosquito (malaria)
kansar cancer
khamriye alcoholic
nafaqo darronafaqo darrooyinmalnutrition
qaniinyo mas snakebite
safmar epidemic
shuban diarrhea
sunsunanpoison
suxdin epilepsy, convulsions
teetane tetanus
wadne istaag heart attack
wadne xanuun heart disease
xiiq asthma
xanuun pain
xummadxumadofever, temperature



CAAFIMAADKA - HEALTHCARE
SINGULARPLURALENGLISH
caafimaadcafimaadohealth
ambalaas an ambulance
farmashiye a pharmacy
isbitaal a hospital
kiliinig a clinic
rug caafimaad a clinic
dhakhtardhakhtarodoctor
dhakhtaraddhakhaatiir dumaar ahfemale doctor
dhakhtarka ilkaha a dentist
dhakhtarka indhaha an ophthalmologist
dhakhtarka qalliinka a surgeon
falmiyeeriyo a nurse
kalkaalisokalkaalisooyina nurse
kalkaaliyekalkaaliyaala male nurse
antibaayootigantibaayootigyoantibiotic
asbiriin aspirin
daawodaawooyinmedication
dhiig blood
kooxda dhiiga blood type
dhiig ku shubid blood transfusion
duubidduubidobandage (Northern Somali)
sharootosharootooyinbandage (Southern Somali)
fitamiinfitamiinovitamin
isbitaalisbitaalohospital
irbad needle (injection)
shiliish syringe
kiiniinka quinine
qolka qalliinka operating room
na'diif clean
ogsaajin oxygen


VERBS
SOMALIENGLISH
bukanshoto be sick (Northern Somali)
jirroto be sick (Southern Somali)
ka tallaalto vaccinate against
ku dhacto affect
qufacto cough
warwareerto have dizziness
xanuunto be in pain
xumowto have a fever


EXPRESSIONS
AF-SOOMAALIGAENGLISH
Maxay tahay mushkiladu / dhibataadu? What is the problem?
Waan xanuunsanayaa I am sick
Muddo intee le'eg ayaad xanuunkan iska dareemaysay? How long have you been sick?
Halkee ku xanuunaysa? Where does it hurt?
Halkan bay i xanuunaysaa It hurts here
Waan hunqaacayaa I am vomiting
Wax ma cuni karo I cannot eat anything
Ma sexaan karo I cannot sleep
Waan ka sii darayaa I feel worse
Waan ka soo raynayaa I feel better
Dhaxan baa igu dhacay I have caught a cold
Qufac baan leeyahay I am coughing
Shuban baan leeyahay I have diarrhea
Uur baan leeyahay I am pregnant
Calool xanuun baan leeyahay I have a stomachache
Cuno xanuun baan leeyahay I have a sore throat
Ilko xanuun baan leeyahay I have a toothache
Madax xanuun baan leeyahay I have a headache
Wadne xanuun baan leeyahay I have a heartache