SINGULAR | PLURAL | ENGLISH |
berri | berriyo | tomorrow |
bil | bilo | month |
caawa | | tonight |
daqiiqad | daqiiqado | minute |
dharaar | dharaaro | day (Northern Somali) |
fiid | fiidad | evening |
galabnimo | galbnimooyin | afternoon |
habeen | habeeno | night |
habeen dambe | habeeno dambe | tomorrow evening |
hadda | | now (Southern Somali) |
hadhow | | later |
il biriqsi | il biriqsiyo | second |
imika | | now (Northern Somali) |
maalin | maalmo | day (Southern Somali) |
mantaa | | today |
saac | | hour |
saaka | | this morning |
saq dhexe | | midnight |
sannad | sannado | year |
shalay | | yesterday |
subax | subaciyo | morning |
todobaad | todobaadyo | week |
xaley | | yesterday evening |
DAYS OF THE WEEK |
SINGULAR | PLURAL | ENGLISH |
axad | axado | sunday |
isniin | isniino | monday |
salaso, talaado | salasoyin | tuesday |
arbaca, arbaco | arbacooyin | wednesday |
khamiis | khamis | thursday |
jimce | jimcayaal | friday |
sabti | sabtiyo | saturday |
MONTHS OF THE YEAR |
SOMALI | ENGLISH |
Janaayo | January |
Febraayo | February |
Maarso | March |
Abriil | April |
Maye | May |
Juunyo, Juun | June |
Luulyo | July |
Agosto | August |
Siteembar, Setembar | September |
Oktobar | October |
Nofeembar | November |
Diseembar | December |