SINGULARPLURALENGLISH
baadiye, miyi countryside
bad [-da] sea
bad weyn ocean
badda cas the Red Sea
baaxar deep sea (Arab.)
biyo dhaceen waterfall, cascade
biyo xidh dam
bir [-ta], kaawiyad [-da] iron
bir xadiid, xadiid [-ka] steel
ceel [-ka] well
cir [-ka] sky
ciid [-da] sand, earth
buur bacaad dune
caws dry grass
daasad, qasacad tin
dab [-ka] fire
dahab [-ka] gold
dambas [-ka]dambasyoash(es)
dhagax [-a]dhagaxyostone
dhagax yar pebble
dhagax weyn rock
dheeman [-ka] diamond
doog [-ga] green grass
doox [-a] valley
duur [-ka] the jungle
dhul [-ka] land, soil
dhul gariirdhul gariirroearthquake
dhiiqo [-/ada] mud
dhoobo [-/ada] clay
dhuxul [-/sha] charcoal
geed [-ka]geedotree
geed tiin prickly pear
gabbaldaye sunflower
godadka buuraha cavern, cave
habaas [-ka] dust
haro [-/ada]harooyinwater reservoir
kayn [-ta] forest
qarax dhulka hoostiisa volcano
qash [-ka], qaran [-ka] straw
qiiq [-a] smoke
lama degaan the desert
maar [-ta] copper
macdan qode miner
naxaas lead
qalin [-ka] silver
saafi pure, purity
taag [-a] hill
ubax [-a]ubaxyo, ubaxaanflower
webi [-ga] river
xeeb [-ta] coast, beach
yuuraaniyam uranium