Somali warmly greet each other with handshakes, but shaking hands with the opposite sex is avoided.
Somali people use sweeping hand and arm gestures to dramatize speech. Many ideas are expressed through specific hand gestures :
Who ? |
Waa ayo ? |
What ? |
Waa maxay ? |
When ? |
Goormee ? |
Where ? |
Xaggee ? / Xalkee ? |
Why ? |
Sababtu waa maxay ? |
How ? |
Sidee ? |
How much ? |
Waa imisa ? |
What happened ? |
Maxaa dhacay ? |
How do you say _____ in Somali ? |
Sidee lagu yiraahaa _____ af Soomaaliga ? |
What day is it ? |
Maalintu waa maxay ? |
What time is it ? |
Saaxadu waa imisa ? / Saaxadu waa imisadii ? |
What do you want ? |
Maxaad doonaysa ? / Maxaad rabtaa ? |
This, what is it ? |
Waa Maxay waxani ? |
Who are you ? |
Kumaad tahay ? |
What's your name ? |
Magacagu wa maxay ? |
My name's Joseph. |
Magacaygu waa Yusuf. |
What's your family name ? |
Magaca rer kiina sheeg ? |
My family name's Abdi. |
Magaca rer kayagu waa Abdi. |
What's your phone number ? |
Nambarka telefoon kaagu waa maxay ? |
What's your date of birth ? |
Goormaad dhalatay ? |
Where do you live ? |
Halkee degan tahay ? |
What's your address ? |
Adreskaagu waa maxay ? |
What do you do (for a living) ? |
Shaqadaadu waa maxay ? |
I'm a teacher. |
Macalin baan ahay. |
What's your home town ? |
Magaaladeed deggan tahay ? |
I live in Borama |
Boorama ayan deggan ahay. |